Kaalay fiidka dadka deegaanka deggan oo dhegeyso kana qaybgal wadahadalka ku saabsan waxyaabaha ka dhacaya Malminkartano

Fiidka dadka deegaanka deggan ee luqadaha badan ee Malminkartano waxaa lagu qabanqaabinayaa Talaado 4.11.2025, 17–19.30 saac, hoolka cuntada ee dugsiga hoose ee Malminkartano, cinwaanka Puustellintie 6.
Ihmisiä tanssimassa Illallinen Malminkartanonaukiolla -tapahtumassa
Kaalay fiidka dadka deegaanka deggan oo dhegeyso kana qaybgal wadahadalka ku saabsan waxyaabaha ka dhacaya Malminkartano. Sawir: Sakari Röyskö